DEGDEG Madaxweynihii Suudaan oo hada iscasilay Yaa ku xiga Kelitaliyeyasha Africa?

0
392

Hargeysa (Sooltoday) Madaxweynihii Dalka Suudaan Cumar Albashiir ayaa Hada iscasilay Kadib Muddo Todobaadyo ah oo ay Dalkaasi ka socdeen Mudaharaadyo Iyo Kacdoon lagaga soo horjeedo Xukuumadiisa Waxaana Madaxweyne loo Dhaariyey Madaxweyne kuxigeenkii Bakri Hassan Salah

Breaking: Sudanese President Steps Down Amid Unrest

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here