Amiin Caamir Oo Sawir Cajiib Ah Ka Sameeyay C/Wali Gaas Iyo Muuse Biixi

0
402

Farshaxaniistha caanka ah ee Soomaaliyeed ee Sameeyo Sawirada iyo Muuqaalada Farshaxanka ah oo intooda badan ka hadlay Arimaha siyaasadeed ee xilligaas taagan ayaa Sawir gacmeyd cajiib ah ka sameeyay xaaladda Tukaraq .

Tukaraq oo ay isku heytaan labada Maamul ee Puntand iyo Soomaaliland aya muddooyinkii ugu dambeeyay wajaheysay xalad cabsi dagaal iyo barakac ah ayaa wali dadkii degana ku dayacan yihiin deegaanada ku dhow dhow waxaana y qabaan dareen ah in xilli kasta uu dagaal dhici karo .

Amiin Artis ayaa Sawirkiisa Maanta ku muujiyay Tukaraq darfaha k heystaan C/wali Gaas Madaxweynaha Puntland iyo Muuse Biixi Madaxweynaha Soomaaliland iyadoo mid waliba uu dhankiisa u jiidanayo .

Halkaan Hoose ka daawo Sawirka Amiin Caamir ee Maanta uu ku mujiyay xaaladda Tukaraq