Monday, July 22, 2019

Akhriso :- Saddex Shuruudood Oo Dawlada Kenya Ku Xidhay Soo Celinta...

Nairobi (Sooltoday):- Sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, Kenya ayaa ku xidhtay Somaliya shuruud sadex qodob ka kooban si xal...

Wararkii ugu dambeeyey

Ha iscasilo Wasiir Sacad Cali Shire Isku Bah Baynu nahaye dhooqo ayaad dhex fadhidaa...

Sooltoday (Hargeisa)      Ha iscasilo Wasiir Sacad Cali Shire Isku Bah Baynu nahaye Magaceena Ilaali ;Prof Cabdi Cali Jaamac https://www.youtube.com/watch?v=_-DGdFERz5c&feature=youtu.be    

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Arimo Layaab Leh Ku Soo Arkay Saylada Xoolaha Hargeysa +...

https://www.youtube.com/watch?v=ddgbM2cxio4&feature=youtu.be

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadley Sababta Ay Dawladu Ula Wareegtay Hotel-kii Ku Yaalay Khayr-yada...

Hargeysa (Sooltoday);- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley sababta ay dhawaan dawladu ula wareegtay  Dhismaha...

Puntland oo War Ka Soo Saartay Shaqada Dekeda Bosaso kadib Dilkii Paol Farmosa (DAAWO)

Sooltoday (Boosaaso)   Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa sheegay in shaqadii dekeda Bosaso dib loo bilaabay, ka dib markii shalay...

Xildhibaan Nuur Xaashi “In madaxweynaha uu ciidamo noo adeegsado, waa ku tumasho dastuur”

Jowhar (Sooltoday) – Xildhibaan Nuur Xaashi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hir-Shabeelle, dhanka kalena ku jira Guddiyada Baarlamaanka Maamulkaas ayaa sheegay in maanta kulan ay...

[SOMALILAND] Qandaraas ku kacaya $4-5 Milyan oo Tartan La’aan La Siiyay Ganacsade Caan ah

https://www.youtube.com/watch?v=k1uE7WU2rQE

Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Kormeeray Xafiisyada Wasaaradaha ee Gobolka.

Gudoomyaha Gobolka Sool Md.C/qani Maxamuud Jiidhe ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Xafiiyada dawlada ee Gobolka Sool Markii ugu horaysay tan intii xilkaasi loo soo...

Maamulka Gobolka Sool iyo Hayada SVO Oo tababar nabada ku saabsan u qabtay dhaliyada...

(sooltoday)hayadda SVO Oo kaashanaysa Maamulka iyo Taliska Booliska Somaliland ee Gobolka ayaa tababar ay soo qaban qaabisay oo hayada SVO Waxaa ay ugu qabteen...

BOQOR BUURMADOW OO KA DIGAY BURBUR KU YIMAADA KULMIYE +SIR UU DAAHA KA FEYDAY

BOQOR BUURMADOW OO KA DIGAY BURBUR KU YIMAADA KULMIYE +SIR UU DAAHA KA FEYDAY https://www.youtube.com/watch?v=NldmdeBg1Aw&feature=youtu.be

MADAXWEYNE KUXIGEENKA SOMALILAND CABDIRAXMAAN CABDILAAHI ISMAACIIL SAYLICI AYAA MAANTA SI RASMIYA U DAAHFUREY BAHWADAAGTA...

SOOLTODAY MADAXWEYNE KUXIGEENKA SOMALILAND CABDIRAXMAAN CABDILAAHI ISMAACIIL SAYLICI AYAA MAANTA SI RASMIYA U DAAHFUREY BAHWADAAGTA LADAGAALANKA NAFAQADARRADA SOMALILAND EE AFKA QALAAD LAGU YIDHAAHDO SOMALILAND...

Block title

Akhriso :- Saddex Shuruudood Oo Dawlada Kenya Ku Xidhay Soo Celinta...

Nairobi (Sooltoday):- Sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Kenya, Kenya ayaa ku xidhtay Somaliya shuruud sadex qodob ka kooban si xal...